Home arrow News in Somali
Somali fighters capture Kismayo 27 Aug 08
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:315
Date:02-09-2008
Snake Slithers Into Reporters Pants On Live TV
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:688
Date:20-08-2008
Grim Warning Over Somalia
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:117
Date:15-08-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Aug 02 2008
Midowga Afrika oo Cambaareyn Dil Loogeystey Askari ka Tirsan Amisom
Written by Ali Moallim   
Saturday, 02 August 2008

Ciidamada Midowga AfrickaAddis Ababa,(insidesomalia.org)-War Saxaafadeed ka soo baxay xafiiska ururka Midowga Afrika ee magaalada Addis Ababa kaasoo lagu cambaareeyay weerar loo adeegsaday miino oo shalay lagu qaaday kolonyo ciidamada AMISOM ay wateen xili ay marayeen agagaarka Garoonka Diyaaraddaha ee magaalada Muqdisho.

 

Midowga Afrika ayaa sheegay in weerarkaasi lala beegsaday ciidamada AMISOM ee ku geeriyooday askari ka tirsan ciidamada Ugandha uu ahaa mid fuleynimo oo ay ka danbeeyeen kooxo aan u daneyneyn shacabka Soomaaliyeed ee ku jira marxaladda adag, waxaana sidoo kale lagu sheegay in falkaasi uusan waxyeeleyneyn howlaha baaxada leh ee ciidamada AMISOM ay ka wadaan Soomaaliya.

 

“Weerarkaas waxaa loola dan lahaa in lagu wiiqo howsha nabad ilaalineed ee ciidamada AMISOM ay ka wadaan dalka Soomaaliya, balse howshaasi ay ka wadaan dalka Soomaaliya AMISOM waxba uma dhimi doonto ”ayaa lagu yiri war saxaafadeedka Ururka Midowga Afrika.

 

Weerarkan loo adeegsaday Miinada ee lala beegsaday ciidamada nabad ilaalinta AMISOM ayaa waxaa durba sheegtay in ay fuliyeen xoogaga Islaamiyiinta Al-Shabaab ee ka dagaalama Koonfurta Dalka Soomaaliya, waxayna sheegeen in ay sii wadi doonaan qaraxyada xoogan ee lala bartilmaameedsanayo ciidamada AMISOM iyo kuwa Itoobiya ee gacanta siinaya Dowladda KMG ah ee Soomaaliya.

 





 
Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >